Weerarkii Al Shabaab ku qaadeen Hotelka SYL oo la sheegay in shirko lagu ahaa !!

Xildhibaan katirsan Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in weerarkii xalay Al Shabaab ku qaadeen Hotelka SYL iyo weeraro kale oo horey u dhacay shirko lagula ahaa Al Shabaab. Mahad Salaad oo katirsan Xildhibaanada Baarlamaanka federaalka ayaa sheegay in halka uu kuyaalo Hotelka SYL aad loo ilaaliyo, waxa uuna iseediiyay si … Continue reading Weerarkii Al Shabaab ku qaadeen Hotelka SYL oo la sheegay in shirko lagu ahaa !!